Hargeysa (WJN)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag uga hadley xaalada deegaanka Ceel-afweyn ee colaadaha ka taagan.
Hogaamiye Xirsi ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay waxka qabasho la’aanta Colaada soo noq noqota ee ka taagan deeganka Ceel-afweyn, Isagoona sheegay in arintaasi ay canaanteeda leedahay Xukuumadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka