|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Xukuumada Ku Canaantay Waxka Qabasho La’aanta Colaada Ceel-afwayn
September 23, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag uga hadley xaalada deegaanka Ceel-afweyn ee colaadaha ka taagan. Hogaamiye Xirsi ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay waxka qabasho la’aanta Colaada soo noq noqota ee ka taagan deeganka Ceel-afweyn, Isagoona sheegay in arintaasi ay canaanteeda leedahay Xukuumadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|