WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyay Xadhiga Sharci Darada Ee Xukuumadu Kula Kacday Wiil Dhalinyaro ah Oo Sameeyay Riwaayad.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xukuumada madaxwayne biixi xidho dhalinyaro soo jishay riwayad ay waaciqa kaga hadlay

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa madaxwayne biixi ugu in aanu tahri falin awooda iyo maamuuska madaxwaynimo ee bulshadu saartay dalkana uqaadan bakhaar uu isago leeyahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version