WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Meel Cidla ah Kaga Warbixiyay Qodobada Heshiiska Saldhiga Milatary Ee Ay Wada Gaadheen Emaaraadka

DAAWO;  Waftigii uu hogaaminayay Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ee maalmihii udanbaysay safarka ku joogay Emaaradka carabka ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen madal ay ka maqnaayeen cidii ay sheegeen in heshiiska ay wada galeen ayaa ka hadlay nuxurka qodobo ay sheegen in wada wada gaadheen dawlada emaardka carabta oo ku salaysan in la siiyo saldhig milatary magaalada berbera waxaan arimahan ka hadlay  madaxwaynekuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo Wasiirka Arimaha Dibada sacad cali shire.

https://youtu.be/-0dSu7j2yA0

Exit mobile version