|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Meel Cidla ah Kaga Warbixiyay Qodobada Heshiiska Saldhiga Milatary Ee Ay Wada Gaadheen Emaaraadka
March 19, 2017 - Written by Editor:DAAWO; Waftigii uu hogaaminayay Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ee maalmihii udanbaysay safarka ku joogay Emaaradka carabka ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen madal ay ka maqnaayeen cidii ay sheegeen in heshiiska ay wada galeen ayaa ka hadlay nuxurka qodobo ay sheegen in wada wada gaadheen dawlada emaardka carabta oo ku salaysan in la siiyo saldhig milatary magaalada berbera waxaan arimahan ka hadlay madaxwaynekuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo Wasiirka Arimaha Dibada sacad cali shire. https://youtu.be/-0dSu7j2yA0 Related posts:Xirsi Miisaankiisa Shakhsiyeed Doorkiisa Ololaha Waddani iyo Jaraha Uu Wadada Ugu Sii Xaadhey Mustaq... Prof Ibrahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Duulaanka Ay Somaliland Ku Hayaan Ismaaciil Gumar Geele I... DAAWO; Abwaan sacad Gadhle Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelihii ay Dhawaan Dirirtu ku Dhexmartay Deega... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|