WAJAALE NEWS

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Boorama

Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, Isagoo u kuur galay halka ay marayso hashii diwaan gelinta hantida ma-guurtada ee dawlada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version