HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aadan doorashooyinka Somaliland iyadoo fariin udiray beesha calamka iyo qaramada midoobay
Warsaxafadeed kasoo baxay wasaarada arimaha diabada ayaa si faah faahsan loogaga hadlay mawqifka xukuumada Somaliland ee arimaha wakhtigan ka socday somaliya
HALKAN KA AKHRI WAR SAXAFADEEDKAN OO FAAH FAAHSAN;