WAJAALE NEWS

Saamaynta Dabayshii Isbedelka ee Hogaaminta Maraykanka (Xogta Dahsoon)

Dabayshii isbedelka siyaasadeed ee sida kedisada ah xafiiska madaxweynanimada Maraykanka  u keenay Donald Trump ayaa waxa ay hadda neecow saxansaxo ah oo ay ku raaxaystaan u noqotay labada aqal baarlamaan ee wadankaasi oo ay hore aqlabiyada u lahaayeen Xisbiga Jamhuuriga oo iyagu haatan wada haysta awoodda Golaha koongareeska. Aqalka odayaasha iyo Guriga cad ee madaxtooyada.

 

https://youtu.be/qfLYG9uKcIo

Exit mobile version