WAJAALE NEWS

“Heritage Waa Gacmaha Wasakhaysan Ee Dawlada Muqdisho, Jabuutina Waa Hooyada Wixii Xun Ee Lagu Duudsiyayo Somaliland”Prof Ibrahim Meecaad.

CANADA(W,N)- Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Canada kana mid ahaa hogaamiyaashii Jabhadii SNM ee dib uxoraysay gayiga Somaliland ayaa ka hadlay shirka ay Heritage ku qabatay jabuuti iyo shirqoolada loogu soo mageelayo somaliland.

Sidoo kale Prof Meecaad Ayaa sharaxay xaqiiqada Heritage oo uu sheegay in ay tahay gacmaha wasakhaysan ee muqdisho iyo maamulka farmaajo.

Dhanka kale Prof Meecaad ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay war kazoo saartay talaabooyinka iyo dabinada ay wadaan Heritage iyo dadka reer Somaliland ee iska taga shirarkooda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version