Waxa uu tilmaamay in haweenkii qaadhaanka dahabka ah ku daray dhismaha wadada ceerigaabo ay ahaayeen xubno ka tirsan xisbiga Wadani.
Sidaasna waxa uu ka sheegay madal qaadhaan loogu uruurinayay Dhismaha Maktabada Qaran ee Somaliland oo uu ku darsaday lacag gaadhaysa 3000 oo dollar.
Waxa aanu u sheegaynaa dadkii lahaa Xisbiga Wadani ayaa ka soo horjeeda wadada ceerigaabo, in haweenkii dahabkooda ku deeqay ay ahaayeen xisbiga Wadani? ayuu yidhi
Hargaysa Office
Wajaale News
Info:wajalenews@gmail.com