WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Sheegay In Ay Dacwad Ka Gudbinayaan Xisbiyada Mucaaridka Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud ,taliyaga ciidanka asluubta iyo mayaraka caasimada hargasya ooshir jaraa,id siwada jir ah uqabtay ayaa sheegay in ay dacwad kusoo oogayaa xisbiyada mucaaridka kadib markii ay xisbiyada mucaaridka booqsho ku tageen dhul bari hargaysa ku yaalo oo qoysas danyar ah laga qaaday balse xukuumadu ay dhibsatay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version