WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Sheegay In Ay Ogolaadeen Mudo haraadka Xisbiyada Mucaaridka Una Ciyimeen Goobo Iyo Gobolo Gaar Ah.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa shaaciyay in ay ogolaadeen xukuumad ahaan banana baxii ay dalbadeen xisbiyada mucaaridka islamarkaana ay ogol yihiin in ay ka dhacaan lixda gobolo ee dalka iyo xarumaha xisbiyada ku leeyihiin horteeda.

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in aanay ogolaanayn in goobo kale ay iskugu soo baxaan wixii khasaare ka yimaada ay masuuliyiinta xisbiyadu qaadayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version