WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Waxbarashad Jsl Oo Sheegay In Dacwad Laga Soo Gudbiyay Qaar Kamid Ah Shaqaalaha Wasaradda Oo Xisbiyada Mucaaridka U Ololeeyay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in dacwad laga soo gudbiay qaarkamid ah shaqaalaha wasaarada kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ololanaynayaa xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono shaqaalahaasi oo uu shaaciyay degmooyinka ay yihiin

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/nrpMJOnx02o

Exit mobile version