Gabiley(W.N):- Maamulka dawlada hoose ee gabiley oo uu hogaaminayo maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse isla markaana ay wehelinayaan xoghayaha fulinta dawlada hoose cabdiraxmaan nuur abokor iyo agaasimaha waaxda dhulka iyo xildhibaan mahdi maxamed xaashi oo ka mid ah gudida dhulka ee golaha deegaanka gabiley ayaa maanta bilaabay olole ay ka banaynayaan jidadka magaalada gabiley isla markaana burburiyaya dyarar si sharci daro ah looga dhisay jidka hareerihiisa halkan hoose ka daawo faahfaahionta warkaa: