|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Maamulka Dawlada Hoose EE Gabiley oo maanta Fuliyay Hawlgal ay ku banaynayaan wadooyinka magaaladaasi
August 3, 2014 - Written by Editor:Gabiley(W.N):- Maamulka dawlada hoose ee gabiley oo uu hogaaminayo maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse isla markaana ay wehelinayaan xoghayaha fulinta dawlada hoose cabdiraxmaan nuur abokor iyo agaasimaha waaxda dhulka iyo xildhibaan mahdi maxamed xaashi oo ka mid ah gudida dhulka ee golaha deegaanka gabiley ayaa maanta bilaabay olole ay ka banaynayaan jidadka magaalada gabiley isla markaana burburiyaya dyarar si sharci daro ah looga dhisay jidka hareerihiisa halkan hoose ka daawo faahfaahionta warkaa: Related posts:Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalk... Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Aanay Ilaa Hada Ka Hadal Saraal Lagu Diley Low... Daawo War Deg-Dega:Garabkii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Wada Hadal La Furay Xisbiga Wadani COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|