WAJAALE NEWS

Munaasibad Loo Sameeyey Ardaydii Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya ee Degmada Laas-geel

Laas-geel (WJN)- Qaar ka mid ah arday waxka bartay dugsiga deegaanka Laas-geel oo deeq waxbarsho ka heshay dalka Itoobiya ayaa waxaa loo qabtay munaasiad balaadhan oo lagu sii sagootinayay.

Munaasibadan oo ka qabsoontay degmada Laas-geel ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada horumarinta Jidadka Somaliland, Gudoomiyaha waxbarashada degmada Laas-geel, Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Laas-geel iyo waalidiinta ardaydaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version