GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley, maayarka Magaalada gabiley iyo xubno kamid ah xuldhibaanada gollaha deegaanka ayaa maanta dhagax dhigay lix mashruuc oo ay dawalda hoose ee gabiley hirgalinayso.
Maayar maxamed amiin ayaa ka warbixiyay mashaariicdan ay dawlada hoose hirgalinayso iyo muhiimada ay uleeyihiin bulshada ku dhaqan deegaanka.
Dhagax Dhiga Maanta ee Lix Mashruuc oo ka mida Mashaariicaha Horumarineed ee Sannadkan 2021 aanu Qorshaynay in aanu ka fulino Gobolka.
- Dhismaha Xafiiska Xaafada Wadajir
- Dhismaha Xafiiska Xaafada Laagbarako
- Dhismaha Xafiiska Xaafada 18 May
- Dhismaha Xafiiska Xaafada New Gabiley
- Hoolka Shirarka Golaha Deegaanka
- School-ka Dadka Baahiyaha Gaarka ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;