WARAR
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Udiyaar Garowga Doorashada Madaxtooyada!
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa dadwaynaha iyo daneeyayaasha ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan doorashooyinka soo socda.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Muuse Xasan Yuusuf, oo warbaahinta la hadlay kadib kulan ay...
Monday, April 29, 2024
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Siwada Jir Ah Ugu Dhawaaqay Udiyaar Garowga Xuska 18may!
JARMALKA(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka oo ka kooban asxaabta qaranka ayaa si wada jir ah ugudhawaaqay udiyaar garowga xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may iyo maalinta la qaban doono
Sidoo...
Monday, April 29, 2024
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Wefti uu hogaaminayay oo ka kala socotay Dawladaha Hoose ee Somaliland iyo Haayada Maaraynta Masiibooyinka kuwaasi oo safar shaqo u Tagay wadanka Kenya ayaa dalka dib ugu soo laabtay.
...
Monday, April 29, 2024
-
Somaliland Oo Si Ballaadhan Ugu Mahadcelisay Xildhibaan ka Tirsan Senateka Maraykanka
Hargeysa(W,N) - Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa bogaadiyay xildhibaan James E. Risch oo ka tirsan golaha Senateka Maraykanka oo taageeray dimuqraadiyadda...
Monday, April 29, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Ee Magaalada Oog.
OOG(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ku tagay Taliska ciidamada Qaranka ee Magaalada OOG Ee Gobolka Sool.
Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Taliyaha aagga Ba...
Monday, April 29, 2024
-
DR Cabdiwali Oo Si Qotodheer Usharaxay Saamaynta Ay Isticmaalka Baraha Bulshadu Ku Yeeshaan Qofka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi jibriil ayaa siqotodheer uga hadlay saamaynta ay bulshada iyo qofka ku keenaan baraha.
https://www.youtu...
Sunday, April 28, 2024
-
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryayta Oo Sheegay In La Joojiyay Dhismihii Dawlada Hoose Ka Hirgalinaysay Suuqa Xisbiga
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta mustafe godane oo maanta booqday suuqa xisbiga ee gobonimo eemaalmahan buuqu ka dhashay dhismaha degmada 26june ee ay dawlada hoose ka dhisaysay ayaa bulshada usheegay in ...
Sunday, April 28, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Bulshada Uleedahay Wax Soo Saarku
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha axmed maxamed habane oo kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale oo ay wasaaradu ka bilowday wax beeris ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada reer Somaliland uleedahay wax soo saarka iyo bee...
Sunday, April 28, 2024
-
Gudida Gacanta Ku Haysta Dhismaha Jaamacada Diiniga Ah Ee Al Cirfaan Oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed
ARABSIYO(W,N)-Gudida gacanta ku haysta jaamacada diiniga ee Al Cirfaan ee magaalada Arabsiyo ayaa maant lagu wareejiyay deeq lacageed taasi oo ay dhismaha jamaacada ugu soo deeqeen hablaha al cirfaan
Waxaana deeqdan lagu wareji...
Sunday, April 28, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Xilkii Ka Qaaday Badhasaab Kuxigeenkii Gobolka Salel!
Wareegto Madaxweyne 28.04.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda Somaliland, kuna magacaabay ...
Sunday, April 28, 2024
-
“Sannado Ayaan ku Boorinayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Inay Xidhiidh la Yeelato Somaliland, Oo Aanay Iska Dhego Tirin”Xil. Jim Risch
USA(W,N)- Xildhibaan Jim Risch oo ka tirsan Guddida xidhiidhka dibadda ee aqalka Senateka Maraykanka, ayaa shaaciyay in uu sannado ku boorinayey wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalkiisa inay xidhiidh la yeelato Jamhuuriyadda Somali...
Saturday, April 27, 2024
-
“Anagu Hadii Aanu Nahay Beesha Sacad Muuse, Maayar Mooge, Wax Xumaan Ah Oo Aanu Uhaynaa Majirto, Nimanka Xildhibaanada Waxaan…”Ganacsade Abaadir.
HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Siyaasi Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah shacabka reer hargaysa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dhacdadii ka dhacday maalintii shalay suuqa xisbiga oo laga dhisayay xarunta degmada 26june iyo xildhibaanadi...
Saturday, April 27, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Xidhan Muqdisho Iyo Fariinta Uu Diray
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay dhalinyarada reer somaliland ee ku xidhan magalada muqdisho iyo dilkii maamulka xasan sheekh ugaysteen marxuum cabdinaasir muuse dahable
Sido...
Saturday, April 27, 2024
-
Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Soo Bandhigtay Badeecado Dalka Sharci Daro Kusoo Galay Oo Ay Gacanta kusoo Dhigeen
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta wasaarada maaliyada iyo ciidamada la dagaalanka kootaro baanka ayaa soo bandhigay sharaab iyo jaad sifo sharci daro ah kusoo galay dalka kaasi oo ay ku qabteen midkamid ah kastmada bariga caasimada harg...
Saturday, April 27, 2024
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Safar Ku Tagay Adis Ababa Iyo Ujeedada Kulan Uu La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya
ADIS ABABA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa safar shaqo ku tegay dalka Ethiopia isagoo la kulmay dhiggiisa Ethiopia General Demelashe G/Mechiel.
Ujeedda Kalankan ayaa lagu she...
Saturday, April 27, 2024
-
Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland mustafe godane ayaa ka hadlay buuq iyo kacdoon ka dhashay dhsime dawlada hoose ee caasimada ka dhagax dhigat suuqa xisbiga kaasi oo laga dhisayo dhisme ay yeelan...
Friday, April 26, 2024
-
“Sucuudigu Isagaa Ayaa Kala Qaybiyay Sunniga…” Aqoonyahan Cabdillaahi Beershiya.
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Cabdilaahi Beershiya oo ah aqoonyahan inta badan ka hadlaya arimaha diinta iyo khilaafka udhexeeya firqooyinka islaamka ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay doorka ay dawlada sucuudigu ku leedahay kala qa...
Friday, April 26, 2024
-
Xildhibaanadii Saaka Lagu Xidhay Buuqii Xusbiga Oo Ka Hadlay Qaabkii Ciidamadu Ula Dhaqmeen
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid jaamac ,xildhibaan maxamed abiib siikaawi iyo xildhibaan cabdiraxmaan fdiaar oo katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa saka lagu xidhay suuqa xisbiga oo ay utageen cabasho ay bulshada ku ganacsata...
Friday, April 26, 2024
-
DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Duuliyihii Damiirkiisu Diiday In Uu Duqeeyo Shacabkii Hargaysa Oo Caawa Lagu Qabtay Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buug laga qoray taariikhda duuliye axmed dheere oo rajiibkii siyaad bare ka diiday in uu duqeeyo shacabkii maatida ahaa ee ka qaxayay hargaysa ayaa caawa lagu soo bandhigay huteelka maansoor
https://www.y...
Thursday, April 25, 2024
-
Maxaa Kala Qabsaday Wasiirka Waxbarashada jsl Iyo Xildhibaan Axmed Khaliif?
Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Dr Buuxane iyo xildhibaan axmed khaliif ayaa hadalo kakan iswaydaarsaday iyo wixii kala qabsaday
https://www.youtube.com/watch?v=KStEG71O-pY...
Thursday, April 25, 2024
-
Safiirka Cusub Ee Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Dalka Itoobiya Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo Igmaday!
HARGAYSA(W,N)-Safiirka cusub ee dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay dalka itoobiya ayaa dareen celiyay xilka loo magacaabay isagoo sheegay in ilaahay ku asturo xilka loo igamaday iyo waxyaabaha ay umadda Somaliland ka fila...
Thursday, April 25, 2024
-
Fanaanad Ugbaad Aragsan Oo Dib Uheshay Xoriyadeedii, Kana Hadashay Waxyaabihii Ay Kusoo Aragtay Xabsiga!
Fanaanada ugbaad aragsan ayaa maanta dib uheshay xoriyadeedii mudo todobaad ah oo ay xidhnayd kadib
Sidoo kale fanaanad ugbaad ayaa ka hadashay waxxyaabihii ay kala kulantay xabsiga intii ay ku xidhnayd.
https://www.youtube....
Thursday, April 25, 2024
-
𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗬𝗮𝗿𝗲 A𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻 𝗔𝗹𝗹𝗲 O𝗼 S𝗮𝗺𝗶𝗿, D𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝗱, A𝗾𝗼𝗼𝗻 I𝘆𝗼 A𝗳-𝗴𝗮𝗮𝗯𝗻𝗶 𝗸𝘂 S𝘂𝗻𝘁𝗮𝗻𝗮𝗮!
𝗔𝗹𝗹𝗲 Ha,uraxmadee Cabdi Maxamed Jaamac (𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗬𝗮𝗿𝗲) wuxuu dhashay sanadkii 𝟭𝟵𝟲𝟬-kii, waxaanuu waxbarashadii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba uu ku qaatay degmada 𝗕𝘂𝗹𝘅...
Wednesday, April 24, 2024
-
Dawlada Jabuuti Oo Markale Ka Hadashay Sida Ay Uga Cadhootay Heshiishka Somaliland Iyo Itoobiya!
JABUUTI(W,N)-Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland,...
Wednesday, April 24, 2024
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Laga Dalbaday Inuu ka Hawlgalo Soo Daynta Maxaabiista Ciidamada Qaranka Ee Ku Xidhan Laascaanood ..
Mudane Madaxweyne, waxa aannu si xushmad iyo qadarin leh kaaga codsanaynaa in aad si
buuxda uga hawlgasho sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista dagaalka ee laga haysto Somaliland
ee ku xidhan magaalada Laascaanood ee xarunta ...
Wednesday, April 24, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal lidku Ah Heshiiska Itoobiya Oo Markale Kasoo Yeedhay Jabuuti!
WASHINGTON(W,N)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo caddeeyey in Jabuuti iyo madaxweynaheeda Ismaaciil Cumar Geelle ay si weyn uga...
Wednesday, April 24, 2024
-
Milicsiga Hadalada Xisbi Xaakimka Kulmiye Ee Ka Hadalka Natiijada Doorashada Aan Wali Dhicin +Dareenka Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maalmihii udanbeeyay warbaahinta hadalo isku mid ah ka sheegay xubno kamid ah hogaanka xisbiga kulmiye iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo mucaaridka ugu baaqayay in ay aqbalaan natiijada doorashada madax...
Wednesday, April 24, 2024
-
Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhi...
Tuesday, April 23, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeed...
Tuesday, April 23, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilkii ka Qaaday Safiirka Somaliland Ufadhiyay Dalka Itoobiya Iyo Masuul kalena Umagacaabay!
Wareegto Madaxweyne.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Da...
Monday, April 22, 2024
-
“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye mudane cabdicasiis samaale ayaa xisbiyada ay utartamayaan doorashada madaxtooyada ugu baaqay in looga baahan in ay aqbalaan natiijada doorashada soo socoto isago...
Monday, April 22, 2024
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
https://www.youtube.com/watch?v=gY3wrw_dT_A...
Monday, April 22, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska codbixiyayaasha ee doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasada.
Sidoo kale komishanka ayaa sedexda xisbi qaranka iyo ururada ...
Monday, April 22, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururada!
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa warsaxafeed uu galabta soo saaray si adag uga horyimiday qorshaha ay komishanka iyo madaxwaynuhu ugu cayimeen wakhtiga ay dhacayaan doorashooyinka isku sidkan e...
Sunday, April 21, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic
ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Diiriye Oo Ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley iyomaamulka degmada arabsiyo ayaa Dhagax Dhigay afar mashruuc oo ay Hir-galinayso Dawlada Hoose ee ...
Sunday, April 21, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley.
Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa soo kormeer...
Sunday, April 21, 2024
-
Dowlada Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Ka Go’antahay Fulinta Heshiiskii Is Afgaradka Ahaa Ee Ay La Gashay Somaliland!
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Itoobiya ayaa mar kale ka hadashay heshiishkii is afgarad ee ay bilowgii sanadkan la gashay Somaliland kaasi oo ay sheegtay ka dawlad ahaan in ay ka go,an tahay fulinta heshiiskaasi.
https://www.youtube....
Sunday, April 21, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Wareegto Ku Cayimay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururadu!
Wareegto Madaxweyne 21.04.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Mada...
Sunday, April 21, 2024
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Shir Ay Yeesheen Dalalka G7
Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7.
Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warsaxaafa...
Saturday, April 20, 2024
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay
MASUUL UHADLAY TALISKA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND AYAA BEENIYAY WARAR LAGA FAAFIYAY CIIDANKA KAASI OO SHEEGAYAY IN AY KA GOOSTEEN CIIDAMO BALSE AANAY WAXBA KA JIRIN.
https://www.youtube.com/watch?v=tF7Z-83n9w0...
Saturday, April 20, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|