|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera!
April 23, 2024 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhismahoogii Shirkada Oomaar International Company ayaa magaalada berbera ka hirgalisay shan mashruuc oo waawayn kuwaasi oo ay ku baxeen malaayiin dollar kala ah warshada jiingada, warshada daqiiqda, warshada konkoraydka, maamaha kaydka shidaal iyo haamaha kaydka saliida. Sidoo kale masuul katirsan shirkada oomaar ayaa ka warbixiyay mashariicday ka hirgaliyeen berbera Dhanka Kale wasiirka wasaarada maalgashiga ayaa kahadlay ujeedada kormeerkiisa iyo maalgashinta ay shirkada oomaar samaysay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Diiwaanka Sakada Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Faa,iidada Tobanka Cisho Ee Dul Xaja. Yaa lahaa masuuliyada baaqashada kulankii la filaayey inuu xalay Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaro Ma... MUJ; CALI GURAY OO EREYO TAARIIKHIYA KAGA DAREEN CELIYAY MAANSO CUSUB OO UU ABWAAN WEEDHSAME SOO SA... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|