|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anagu Hadii Aanu Nahay Beesha Sacad Muuse, Maayar Mooge, Wax Xumaan Ah Oo Aanu Uhaynaa Majirto, Nimanka Xildhibaanada Waxaan…”Ganacsade Abaadir.
April 27, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Siyaasi Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah shacabka reer hargaysa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dhacdadii ka dhacday maalintii shalay suuqa xisbiga oo laga dhisayay xarunta degmada 26june iyo xildhibaanadii shacabka mudaharaadayay horkacayay ee la xidh xidhay Siyaasi abaadir ayaa xildhibaanada ugu baaqay in aanay shacabka kicin islamarkaana looga baahan yahay in wixii khaldan ay ku soo saxaan miiska dawlada hoose. Related posts:DAAWO; “Muuse Biixi Dabeecad Wanaag iyo Dabacsanaan Ayaa Looga Baahan Yahay Waayo Nin Hayin Ah Baa K... Madaxweynaha Jsl Oo Cusbitaalka Hargeysa Neurology Ku Booqday Ciise Xaaji Shaacuur (Ciise Degele) Oo... "Waanu Joojinay Wadahadalkii Soomaaliya, Mana Aqbaleyno In Aan Hadal Lasii Wadno Nin Maalin Walba Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|