|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururada!
April 21, 2024 - Written by Editor:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa warsaxafeed uu galabta soo saaray si adag uga horyimiday qorshaha ay komishanka iyo madaxwaynuhu ugu cayimeen wakhtiga ay dhacayaan doorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo ururada siyaasada isagoo sheegay in aan cidna lagala tashan. Sidoo kale gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa ku hanjabay in aanay dhici doonin doorasho aan laysla ogolayn Gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa isagu ku kaliyaystay mawqifka uu kaga soo horjeedo qabsoomida doorashada iyadoo badi ururada siyaasada uhogaansameen jiwdalka ay soo saareen komishanka doorasooyinka iyo wareegtada uu isla maanta ku dhaqangaliyay madaxwaynaha Somaliland. Related posts:“Gabiley Waa Meel Ilaahay Karaameeyay, Wuxu Iskugu Kiindaray Farihii, Aqoontii, Xoolihii, Iyo Dhul I... “Meesha Waxa ka Dhacay Waa Maradaadu Kugu Gubatay…”Suldaan Xasan Oo Kusii jihaysan gobolka Togdheer DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Madal Kusoo Bandhigay Maansada Baraarug Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Taha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|