|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
April 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeeda Somaliland Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa maamulka muqdisho ugu hanjabtay hadii ay dhalinyaradaa sii dayn waayaan in ay qaado doonto talaabo loogu aar gudi doono. Related posts:DAAWO;-Odayaal Iyo Xildhibaan Wasiirka Isgaadhsiinta Ku Eedeeyay In Uu Sifo Sharci Daro ah Xabsiga G... Maxkamada Dalka Jabuuti Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska, Wasiirkii... Safiirka Ingiriiska Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Caasimada Hargaysa U leedahay Wadada BY PASS Oo Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|