WAJAALE NEWS

“Waxaan Maalinta Berri ah Ee Isniinta, la Hadli Doonaa Warbaahinta, Aniga Oo Ka Warbixin Doona Ujeedka Laga Lahaa, Afduubkii la Igula Kacay”Xildhibaan Maxamed Abiib.

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Ka Hadli Doono Xadhigiisii Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya!

“Kadib muddo toddobaad ah oo ka soo wareegay maalintii aan dib u helay xoriyaddayda, intaana aan waday wada tashiyo heerar kala duwan ah, waxaan maalinta berri ah ee Isniinta, haddii Alle idmo la hadli doonaa warbaahinta, aniga oo ka warbixin doona ujeedka laga lahaa afduubkii la igula kacay, duruufaha u gaarka ah gobolka Awdal ee la iga soo doortay iyo doorashooyinka.

Xildhibaan Maxamed Abiib Ayaa sidaasi Ku Sheegay Qoraal Uu Ku Baahiyay Barta Uu Ku Leeyahay Facebookga.

Exit mobile version