GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii kasoo yeedhay xildhibaan axmed kaare oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada islamarkaana cadeeyay gobolka uu ansixinayo
Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in hadalka xildhibaankaasi uu yahay mid ka turjumaya mawqifka xukuumada madaxwayne biixi ka taagan yahay ansixinta gobolnimada gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;