GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xilduibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maanta lagu casuumay magaalada gabiley ayaa ka hadlay mawqifkooga ku aadan ansixinta gobolnimada gabiley oo dhawaan madaxwaynaha jsl usoo gudbiyay
Xildhibaanada oo iskugu jira mucaarid iyo muxaafidka islamarkaana kazoo kale jeeday gobolada Somaliland oo uu agaasinkooga lahaa xildhibaan axmed cabdi muuse ayaasoo dhaweeyay in gabiley noqoto gobolkii 7aad ee Somaliland islamarkaana ay xildhibaano ahaan ucodayn doonaan.