WAJAALE NEWS

DAAWO;-Caasimada Hargaysa Iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Dhalinyarada Jsl Ee Ufo.

HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada iyo dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo ayaa ka qaybgalay  xuska maalinta dhalinyaradii bilowday halganka ee uffo.

Waxaana munaasibadan hadalo kala duwan ka jeediyay qaarkamid ah dhalinyaradii uffo iyo masuuliyiin xukuumada katirsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version