WAJAALE NEWS

Xuska Maalinta Dhalinyarada UFFO Oo Magaalada Hargaysa Lagu Qabtay

Hargaysa (W,N) – Guud ahaan Gobolada Dalka Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay maalinta dhalinyaradda Somaliland ee UFFO oo sanad kasta bisha February 20 keeda laga xuso dalka.

Munaasibadan waxa ka soo qaybgallay madaxweynaha Somaliland, wasiirka Dhalinyaradda, maayarka caasimadda, dallada dhalinyaradda ee SONYO iyo dhalinyaro faro badan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version