WAJAALE NEWS

Wasiirada Wasaaradaha qorshaynta iyo ganacsiga Somaliland oo kulan la qaatay Madax ka socota baanka adduunka

Hargaysa (W,N)- Wasiirada wasaaradaha qorshaynta iyo ganacsiga Somaliland ayaa waxa ay kulan la yeesheen madaxda ugu saraysa baanka adduunka.

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta wasaarada qorshaynta ayaa waxa faah-faahin ka bixiyay qodobada ay ka wada hadleen madaxda ka socota baanka adduunka Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version