WAJAALE NEWS

Gudida Nabada Geliyada Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska

Hargeysa (WJN)- Gudida nabad geliyada iyo Amaanka ee golaha Guutida Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Kulankan oo ahaa mid albaaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa si wada jir ah warbaahinta ula hadley Guddoomiyaha gudida nabad geliyada ee golaha Guurtida iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, iyagoona faaah-faahin ka bixiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version