Hargeysa (WJN)- Taliska ciidamada Booliska Somalland oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa ay ka hadleen kiis dil ah oo Wiil dhalinyaro ah oo loogu gaystay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.
Dhinaca kale, Taliska ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa kale oo ay ka hadleen Haweenay ciidamada Booliska magaalada Wajaale ay jidh dil u gaysteen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan;