WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay muwaadin reer Somaliland Ah oo muqdisho lagu diley

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una shaqaynayay haayada ICAO

Masuuliyiinta Somaliland ee ka dilkan foosha xun leh ee loogaystay marxuuumkan ayaa maamulka somaliya ugu baaqay In ay soo direen maydkiisa si eheladiisu u aastaan.

Exit mobile version