WAJAALE NEWS

Xildhibaan Nac Nac oo oo Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay in aanay wax horumarin ah ka samayn gobolka Hawd.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version