WAJAALE NEWS

Maydka Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ah Ee Lagu Diley Muqdisho Oo Maanta Laga Soo Dajiyay Garoonka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee maydka marxuum axmed Aadan oo hore xildhibaan uga soo noqday maamulka somaliya ayaa maanta maydkiisa laga soo dajiyay goroonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa

Masuuliyiin xukuumada katirsan ,madhaxdhaqameed iyo xildhibaano madaarka ku qaabiley marxuumkan ayaa sheegay in xukuumadu baadhitaan kusamaysan doono maydka marxuum si xog looga helayo qaabka uu udhintay

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa sheegay in maalinta bari ah lagu aasi doono xabaalaha masalaha ee koonfurta waqooyi ee magaalada hargaysa.

Exit mobile version