WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeeda Somaliland

Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa maamulka muqdisho ugu hanjabtay hadii ay dhalinyaradaa sii dayn waayaan in ay qaado doonto talaabo loogu aar gudi doono.

Exit mobile version