|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
April 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeeda Somaliland Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa maamulka muqdisho ugu hanjabtay hadii ay dhalinyaradaa sii dayn waayaan in ay qaado doonto talaabo loogu aar gudi doono. Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Inay Hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda Oo Saldhig Ka Dhiganaya Mi... DAAWO; Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Gobolka Gabilay Ka Dhagax Dhigay Maashaariico kala duwan Iyo Nuxur... Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashaariico Laga Fulinayo Deegaano Ka Mida Gobolk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|