HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka meel mariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada ee dhawaan dib loogu soo celiyay iyagoo uraacay heshiiskii ay wada gaadheen golaha wakiilada
Sidoo kale gudoomiye Saleebaan ayaa ka hadlay xeerka ay ansixiyeen iyo dooda ay kaga soo horjeedaan qaarkamid ah ururada siyaasada jsl.
66 xildhibaan oo fadhiyay ayaa ansixiyay hal xildhibaan ayaa diiday, waxaan xeerka isla maanta loo gudbin doonaa golaha wakiillada oo iyaguna u gudbin doona Madaxweyne Muuse Biixi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;