WAJAALE NEWS

Tartanka Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Qaybta Hablaha Ee Shirkada Dahabshiil Maalgalishay Oo La Soo Gabo Gabeeyay.

HARGAYSA(W,N)-Tartanka xiftiga quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan qaybta hablaha ee ka socday masjidka Cali mataan ayaa maanta lasoo Gabo Gabeeyay kaasi oo abaalmarino la gudoonsiiyay Hablihii kaalmaha hore galay.

Tarankan quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan ayaa waxaa maalgalisay shirkada Dahabshiil Group.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version