HARGAYSA(W,N) Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Somaliland oo kamid ah waftiga madaxwaynaha jsl oo hogaaminayo eek u sugan dalka Gini ayaa ka warbixiyay socdaalka madaxwaynaha iyo kulamo ay yeesheen madaxwaynaha dalka Gini iyo Arimaha ay ka wada hadleen
Dhanka wasiirka arimaha dibada ayaa guul daro siyaasadeed ku tilmaamay dhawaaq kasoo yeedhay maamulka madaxwayne farmaajo oo ka xumaaday socdaalka madaxwaynaha Somaliland ku jooga dalka GUINE.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;