Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xissbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii shalay ka soo yeedhay safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye eek u sheegay in ay Faysal Suuratul-Yaasiin ku akhrinayaan.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in aanu qaban Faalku isla markaasna aanu soconba isagoo bilaa Weyso ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka