|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay xeerkii Isasaarka Doorashooyinka Ee Dib Loogu Soo Celiyay!
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka meel mariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada ee dhawaan dib loogu soo celiyay iyagoo uraacay heshiiskii ay wada gaadheen golaha wakiilada Sidoo kale gudoomiye Saleebaan ayaa ka hadlay xeerka ay ansixiyeen iyo dooda ay kaga soo horjeedaan qaarkamid ah ururada siyaasada jsl. 66 xildhibaan oo fadhiyay ayaa ansixiyay hal xildhibaan ayaa diiday, waxaan xeerka isla maanta loo gudbin doonaa golaha wakiillada oo iyaguna u gudbin doona Madaxweyne Muuse Biixi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Oo Mar Dhaweyd U Kicitimay Dalka Eth... Eng Xashi Cumar Cige Ayaa Tacsi U Diraya Dhamaan U Reer Somaliland Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Cheaf Ca... Xogo Dheeraada Ah Oo Ku Saabsan Weerar Nin Shaqaale Ka Ahaa Dugsiga H/Dhexe Ee Nuraadin Uu Maasajid ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|