HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wada hadaladii somaliland iyo somaliya ee ka dhacay dalka jabuuti iyo qodobadii kasoo baxay
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay suurto gal ahayn in somaliland wada hadalo la gasho somaliya.