WAJAALE NEWS

Daawo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabada Somaliland Ka Hana Qaaday

Hargeysa(W,N)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda Somaliland ka hana qaaday iyo doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh.

Exit mobile version