Daawo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabada Somaliland Ka Hana Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabada Somaliland Ka Hana Qaaday
September 1, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda Somaliland ka hana qaaday iyo doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh.

COMMENTS
LINKS