Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Xiligan Suurto Gal Ahayn Wada Hadalo Ay Somaliland La Gasho Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Xiligan Suurto Gal Ahayn Wada Hadalo Ay Somaliland La Gasho Somaliya.
December 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wada hadaladii somaliland iyo somaliya ee ka dhacay dalka jabuuti iyo qodobadii kasoo baxay

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay suurto gal ahayn in somaliland wada hadalo la gasho somaliya.

COMMENTS
LINKS