BOORAMA(W,N) Wafti ka socda dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa maanta soo gaadhay magaalada boorama oo gobolka awdal halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay maamulka gobolka iyo ka degmadu.
Wafti oo ahaa mid heer gobol ah ayaa waxay kulamo wada yeesheen maamulka gobolka awdal
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/Rzq-KlOyCX0