WAJAALE NEWS

Daahfurka Wajigii Labaad Ee Mashruuca Taageerada Kaluumaysatada Berbera.

BERBERA(W,N)-Wajigii labaad ee mashruuca lagu taageero kaluumaysatada berbera ayaa maanta laga daahfuray magaalada berbera taasi oo ay kazoo qaybgaleen haayada maalgalisay mashruuca maamulka gobolka saaxil iyo masuuliyiin kasocday safaarada Taiwan ku leedahay Somaliland.

Exit mobile version