Daahfurka Wajigii Labaad Ee Mashruuca Taageerada Kaluumaysatada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daahfurka Wajigii Labaad Ee Mashruuca Taageerada Kaluumaysatada Berbera.
December 19, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wajigii labaad ee mashruuca lagu taageero kaluumaysatada berbera ayaa maanta laga daahfuray magaalada berbera taasi oo ay kazoo qaybgaleen haayada maalgalisay mashruuca maamulka gobolka saaxil iyo masuuliyiin kasocday safaarada Taiwan ku leedahay Somaliland.

COMMENTS
LINKS