WAJAALE NEWS

Maxkamadda Ciidamada Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Eedaysanihii Dilay Marxuum Mustafe Ibraahim Abees

HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Ciidamada ee darajada koowaad ee Somaliland ayaa dil ku xukuntay Cabdiraxmaan Ibrahim Aadan oo dhawaan Hargeysa ku dilay allah haw naxariisto Mustafe Ibrahim Adan Abees.

Maxamed Baashe oo ku eedaysan in uu Gacan siiyay Gacan ku dhiiglaha ayaa isna lagu xukumay 5 sano oo xabsi Ah.

Labada eedaysaneba Waa Askar ka tirsan Booliiska Somaliland.

Exit mobile version