WAJAALE NEWS

Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Xilkii La Wareegay!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha cusub ee dhawaan adaxayne biixi umagacaabay wasaarada arimaha dibada axmed abokor ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada

Munaasibada xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan.

Exit mobile version