Hargeysa (WJN) – Ganacsade Yuusuf Maxamuud oo ka mid ah Ganacsatada Somaliland ee waxkala soo degta madaarka diyaaradaha ee Cigaal ayaa waxaa uu raali gelin ka bixiyay eedaymo uu hore ugu jeediyay khubaro la shaqaysa wasaarada Maaliyada Somaliland, gaar ahaana waaxda loo yaqaano PFM.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka